Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna duqa Magaalada Mudane Abdullahi Mohamed Osman Hiraabe ayaan Deegaanka Lafoole ka daahfurey qaadashada Sabarlooga Cusub ee Dowladda KGS iyo Nidaamka Keydinta ee (Data-base).
Munaasabadan Daahfurka waxaa Goobjoog ka ahaa Maamulka Deegaanka Lafoole,Agaasimaha Waaxda Farsamada Dhulka, iskuduwaha Arimaha Gargaarka Gobolka, iyo Maxada nootaayooyinka ka howlgala Deegaanka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng