Deegaanka Jaziiro Oo Laga dhisayo Xaruunta Maamulka Iyo Saldhiga Deegaankaasi

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Cabdulaahi Xaaji Xasan ayaa kormeer shaqo iyo oo uu ugu kuurgalayey xaaladaha Bulshada ku tagay Deegaanka Jaziira ee hoostaga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Wasiirka iyo masuuliyiintii la socotay waxaa deegaanka Jaziira ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha deegaanka iyo Hoggaanka nabad geliyada waxayna wafdiga wasiirka si wadajir ah u dhegax dhigeen Xarunta Maamulka Deegaanka Jaziira iyo Saldhiga Deegaanka kuwaasi oo Bulshadu baahi weyn ay u qabaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here