Deegaanka Higlaale Oo Laga Bilaabay Hirgelinta Ceelbiyood baahi loo Qabay.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Higlaale oo ka tirsan magaalada Cadaado ayaa waxaa laga hirgaliyay ceel biyood reeg ah kaasi oo hirgalintiisa ka qeyb qateen dad muxsiniin ah qurba joog ah oo ka soo jeeda degaanka.

Madasha dah furka ayaa waxaa goobjoog ahaa guuddomiyaha guddiga ceelka, odiyaasha degaanka iyo qaar kamid ah bulshada degaanka iyagoona ku faraxsanaa qodista ceelkaani madaama degaanka ay ka taagnayeen baahiyo loo qabay helista biyo ku filan dadka degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here