Deegaanka gara-adag ee Somaliland oo laga dhagax dhigay goob waxbarasho.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka deegaanka Gara-adag iyo Culimada ayaa ka dhagax dhigay deegaanka Machad Cusub oo lagu baran doono diinta iyo maadiga kaas oo lagu dhisayo iskaashi bulsho, waxaa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga culimaa’udiinka deegaanka odaayaasha dhaqanka iyo maamulka deegaanka Gara-adag.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here