Deegaanka Buulagaduud oo laga hirgaliyay Ceel-biyood.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Buulagaduud ayaa kamid ah deganadi ay sameysay fatahadii wabiga Jubba iyadona bur bur u geysatay ceelishi halkas ku yaalay bulshada deeganka ayaana codsaday in loo hirgiliya Ceel-biyood.

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland oo kaduleysa codsiga bulshada ayaa waxay halkas kahirgilisay ceel biyood kaas oo hilgilintisa ay iska kashadeen hay’adda SADO.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ