Dayactir Lagu sameeyey Ceel Riigga Degmada Salaxley.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada Horumarinta Biyaha ee Soomaaliland ayaa dayactir ku sameysey Ceel Riiga Biyaha Ee Degmada Salaxley kaasi oo ah mid aan shaqeyneynin labadii bilood e ugu danbeysey ayidoo ay Cilada ka jirtey qeybo muhiim u ahaa soo saarista biyaha ceelka.

Maamulaha Wasaarada Hormarinta ee Biyaha Soomaaliland ee Degmada salaxley Mataan ayaa ka warbixiyey Ciladaha ka jirey ceel Riiga Biyaha Degmadaasi iyo sida hada loo dayactirey.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here