Dayactir lagu sameeyay xaruunta Hay’adaha garsoorka ee Gobolka Banaadir oo xariga laga jaray.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed ayaa xarigga ka jaray dayactir iyo dib u dhis lagu sameeyay xarunta ay ku shaqeeyaan hey’adaha garsoorka gobolka Banaadir.

Xarig ka jarka xarumahan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan bahda garsoorka gobolka Banaadir, iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here