Dawooyin iyo qalab Caafimaad Oo la gaarsiisay Xarumaha Caafimaadka Degmada Bali Gubadley.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agabkan isugu jira Daawooyin iyo agab kale oo kala duwan oo loogu talo galay in lagaga hortago dilaacida xanuuka shubanka, Iyadda oo dawoyinkan la gaadhsiiyay dhammaan xarumaha caafimadka Degmada Bali gubadle waxaana Isbitaalka booqdey Isuduwaha iyo waftigiisu dadkii shubanku ku dhacay, waxaana heegan ku ahaa goobaha shaqaalaha Caafimaadka iyo gaadidka gurmadka Caafimaadka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here