Dawo cusub oo loo helay dhalmo la’aanta ragga.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalmo la’aanta waxay saameysaa toddobo boqolkiiba dhedigga dunida ku nool basle hadd
Mashiino casriga ah ee Garaadka Macamalka (artificial intelligence, AI) ayaa hadda muujinaya rajo ah inay dhibaatadaas wax ka qaban karaan.

Dhibaatada dhalmo la’aanta ee ku dhacda ragga qaar waxa ay walaac aad u wayn ku keentaa lamaaneyaasha isguursada, waana mid ka mid ah sababaha ugu waawayn ee keena furriinka.

Guurka kaddib, ragga ay caqabaddaas caafimaad haysato xaasaskooda uma suurtagasho in ay uur yeeshaan.

Dhakhtar Vasilescu wuxuu sheegay in sameynta howshan ay dad badan ku qaadaneyso 6 ilaa 7 saacadood, waana howl leh daal iyo khalad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here