Daryeel Caafimaad Oo Loo fidiyay Barakacayaal Cusub Oo Baydhabo Soo gaarey

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkaan Barakacayaasha ah ayaa ka kala yimid Deegaano ka tirsan Gobolka Baay sida Diinsoor iyo Deegaano ka tirsan Gobolka Bokool, iyagoo daruufo kala duwan ku kaliftey in waqtigaan ay deegaanadooda ka soo barakacaan, waxaana ay hada deegaan ka dhigteen Duleedka Magaalada Baydhabo si ay u raadsadaan nolol dhaanta toodii hore.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here