Daqliga Shirkadda Apple’s iPhone oo hoos u dhacay

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkadda sameysa Apple’s iPhone ayaa sheegtay in daqliga soo gala uu hoos u dhacay in ka badan 11% sanadba sanadka xiga sababtoo ah shibaato dhinaca wax soo saarka oo ku timid wershadda ay ku leeyihiin dalka Shiinaha .

Shirkadda Foxconn ayaa sheegtay in xannibaadda Coronavirus ee la saaray wershaddda oo ku taalla Zhengzhou ay keentay in daqligu hoos u dhaco qiyaastii 30% intii u dhaxaysay bilalaha Oktober iyo November .

Foxconn waxay sheegtay in ay rajeyneyso in shirkadda ugu weyn caalamka ee soo saarta Iphone is ay sis ii waddo wax soo saar buuxa Bishan dhammaadkeeda ama horraanta sanadka dambe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here