Dalaaleyda ka Ganacsata Guriyaha Kismaayo Oo Loogu baaqay in ay is diiwaan geliyaan.

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Hoose ee degmada kismaaya ayaa soo saartay awaamiir la xiriirta Dilaaliinta, Boosteejooyinka, Injineerada dhulka iyo Nootaayooyinka ee ka howlgala Magaalada Kismaayo Waxaana la faray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga soo diiwaangeliyaan Xaafiska Dowladda Hoose ee kismaaya kahor 10-ka bisha September ee sanadkan 2024 ka, Si loo siiyo Aqoonsi loona sugo amniga iyo kala gadashada hantida dadweynaha iyo in Dowladdu ay la socoto sharciyada ganacsi ee xarumahaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here