Dadweynha Nigeria oo looga digayo cabitaanka Sprite.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadweynaha Nigeria ayaa looga digayaa in dhalooyinka qaar ee sprite ay wasaqeysanyihiin.

“ Walxo” ayaa lagu dhex arkay shan kartoon oo cabitaankaasi ah oo lagu iibinayay tukaan, sida ay sheegtay shirkadda qaran ee xakameysa cuntooyinka iyo dawooyinka.

Ila iyo hadda ma cadda waxa ay yihiin walxahaas lagu arkay cabitaanka.

Macaamiil badan ayaa arrintan uga falceliyay baraha bulshada, iyagoo codsanaya in faahfaahin dheeraad ah laga siiyo arrintaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here