Dadka Tuulada Busley Oo Codsaday In loo qodo ceel-biyood.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tuulada Busley oo hoostagta Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay ayaa Shacabka waxay dhibaata ku qabaan helitaanka Biyaha warihii ay ka biyo cabi jireen ayaana biyaha ka yaardey hadana noqotey mid inta ku jiraan ay is bedeleen taasina halis ku tahay Caafimaadkooda

Dadka Degan Tuulada Busley ayaa isku dayey in ay Ceelal gacanta ku qotaan si ay Biyo uga helaan balse waa ay u suurta gali weysey hadana ma awoodaan in ay Ceel Riig qotaan maadama uu qarash badan u baahan yahay

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here