Dadka qaba baahiyaha gaarka ah Oo dhar ay ku ciidaan Loogu Qeybiyay Baydhabo.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka dhalinyarada Degmada Baydhabo ayaa 150 qofood oo ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, lagana soo kala xuley kaamamaka ku yaala duleedka Magaalada baydhabo waxey gudoonsiyeen dhar ay uga qeyb qataan faraxada maalinta ciidul fidriga.

Qaar ka mid ah dadkii ka faa’ideystey deeqdaan dhar ciidka ah ayaa waxey u mahadeliyeen ururka dhalinyarada degmada baydhabo ayigoona sheegey in ay baahiyo kala duwan ay u qabeen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir