Dadka Naafada ah ee ku nool Dhuusamareeb oo codsaday in fursado shaqo la siiyo

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka naafada ah ku sugan Magaalada dhuusamareeb caasimada maamulka galmudug ayaa ah kuwa aysan geyb ka qaadanin fursadaha shaqo oo uu maamulka uu bixiyo.

Ahmed ciise cabdi waa xoghayaha naafada dhuusamareeb waxa uu sheegay in aysan jirin xeerarki loogu talagalay ee sare loogu qaado xuquuda naafada isagoona ka codsay in xeerarkaasi uu wanaajiyo maamulka galmudug.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here