Barakacayaasha Garasbaaley Oo Codsadey Gargaar Bani’aadanimo

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Deegaanka Garas baaley ayaa ka soo Barakacay Deegana ka tirsan Gobolada Shabeelada Hoose Baay iyo Bokool kuwaas oo siyaaba kala duwan Deegaanadooda uga soo Barakeceen iyagoo daruurfo ku heysata halka hada ay ku nool yihiin, maadama ay markii hore filayeen in nolol toodii hore dhaanta heli doonaan balse aysan helin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here