Dadka ku nool Degmada Mahadaay Oo Wajahaya xaalad adag.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe ayaa dadka ku dhaqan halkaasi waxaa soo wajahay dhibaatooyin dhanka biyaha ah oo ka dhashay roobabka iyo fatahaadda wabiga Shabeelle taasi oo dadka qaarkood ka barakacay xaafadaha ay daganaayeen .

Si loo ogaado xaalada dadka ay ku sugan yihiin, waxaa kormeer ku tagay wasiiro ka socday Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka hirshabeele , wasarada Mareeynta Masiibooyinka Hirshabeele , iyo masuulliyiin kale .

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here