Dadka heysta baasaboorka Kenya oo loo sheegay war farxad leh

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dalalka Kenya iyo Koonfur Afrika, ayaa ku heshiiyay in dadka Kenyaanka ah ee haysta baasaboorka dalkaas, ay Koonfur Afrika tegi karaan viisa la’aan wixii loo gaaro sanadka cusub ee 2023-ka.

Kenyaanka doonaya inay tegaan Koonfur Afrika, ayaa ugu badnaan 90 maalmood joogi kara dalkaas sanadkiiba.

Heshiiska viisaha ee u dhaxeeya labada dal, ayaa la shaaciyay kaddib markii ay madaxtooyada Kenya ku kulmeen madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa iyo madaxweynaha Kenya William Ruto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here