Dadka Gaari Dameerada Ku Xamaasha Oo Bajaajyada iyo Baabuurta Yaryar Saameyn Ku Yeeshay Suuqooda

0
396

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dameerku Waa Qeyb ka mid ah Noolasha Adahana baadiyaha iyo Magaaladuba Waxaana loo Adeegsadaa Siyaabo kala Duwaan Waxaa Qeyb ka ah in lagu soo dhaansado biyaha iyo ku qaadista alaabta noocyadooda kala duwaan.

Baydhabo oo sii hormareyso marba marka ka dambeysa waxaa sii yaranaaa isticmaalka gaari dameerka shaqa la,aana ay soo wajaheysa Dhalinyaro Badan oo gaari dameerka oo ah ganacsiga ay ku mareyaan nolashooda.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here