Dadka deegaanka Gacnafle Oo Codsadey dhameystirka Dhismaha Rugta Booliska Oo Meel gebageba ah Marayo.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi balaaran oo ay ka mid yihiin Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Puntland mudane Ahmed Sheikh Farah, Wasiir ku xigeenka Tamarta, Macdanta iyo Biyaha, Gudoomiye Ku xigeenka gobolka Mudug, Taliyaha Qaybta booliska , Duqa Degmada Gaalkacyo, Xisaabiyaha Gobolka, Iskuduwayaal iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Gacnafale ee ee ka tirsan gobalka Mudug.

Ujeedka Weftigaan ayaa ahaa Ukuurgalidda xaaladda Deegaanka iyo kormeeridda Rugta Booliska Deegaanka oo dhismihiisu ay fuliyeen Ururka Maxaliga ah ee Tabantaabo oo gacanta ku haya Mashaariicda horumarineed Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera