Dadka Deegaanka Biya-cade Oo loo dhisayo Dugsi sare.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare Dowladda Hir-shabelle Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirul dowladaha wasaaradda Xildhibaan Yuusuf Xasan Macalin (Jeelle),Agaasimaha guud Wasaaradda Mudane Amin Muqtaar Axmed, xildhibaano, Maamulka Degaanka biyacadde iyo waxgardka degaankagaas ayaa siwadjir ah u dhagax-dhigay iskuulka hoose dhaxe oo markii ugu horeesay laga hergalinya biya-cade,

Bulshada degaanka ayaa siweyn u soo dhaweeyay dhismaha iskuulkan ayagoo sheegay inay baahi weyn u qabeen uguna mahadceliyay cidkasto ka gacan geeystay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here