Labadii bilood Ee La soo dhaafey Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, ka jirey Sara u kac balaaran oo ku yimid Raashinka Qutul daruuriga ah,taasi oo sameyn ku yeelatey ganacstada iyo dadka Danyarta ah ee ku Nool Deegaanada Koonfur Galbeed Soomliya.
Waxaa Inoo Haysa Maryen Macalin abshir