Dadka Biraha ka sameeya Alaabta kala duwan ee ku sugan Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday Maalgelinta Xirfadooda.

0
234

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka loo yaqaano tumaasha ee sameeya qalabka loo adeegsado beeraha iyo xoolaha nool kuwooda ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay shegeen in ay u bahan yihiin ka warqab iyo daryeel dhan weliba ah, Waxeyna tilmameen in ay yihiin dad maanta dadka iyo degaankaba muhiim u ah.

Warbixintan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here