Dadka Barakacyaasha Ku jira Kaamamka Ku Yaala Baydhabo Oo Dalbanaya in Lala Soo gaaro Gargaar Bani,aadanimo.

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamaka tawakal 1 wuxuu ka mid yahay kaamamka ku yaalo duleedka magalada baydhabo  kamakan waxa ku nool dad tiradooda ay gaareyso ku dhawaad  250qof  ayado isku jiraan carruur iyo dumar  iyo dadka naafada ah kaamakan waxa uu dhisan yahay mudo ku dhawad lix sano ayado aysan ka helin waxa gargaar ah  hay,dah samafalka ,waxay radiyow  Arlaadi ugu warbixeyn dhibatada kaamkooda.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here