Dadka Barakacayaasha Xaafada Barwaaqo Magaalada Baydhabo Oo loo dhisayo Guriyo iyo Wadooyin.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaafada Barwaaqo waxay ka mid tahay Xaafadaha ay degan yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan in la gaarsiiyo adeegyada muhiimka u ah Noloshooda.

Gudoomiyaha Degmada Ayaa booqdey Xaafada Barwaaqo ee duleedka Magaalada halkaas oo dhawaan lagu wado in Laga dhiso wadooyin iyo Guriyo ay Degaan Dadka Barakacayaasha ah, Wuxuuna halkaasi kula kulmey Madaxda Hey’ada wada Mashruucaan Guriyahan looga dhisayo Dadka Danyarta ah.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here