Dadka barakacayaasha ee ku sugan mid ka mid ah kaamamka Degmada Waajid Oo Sheegay in ay u baahan yihiin caawinaad.

0
314

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kaamka Al-aamin ee Degmada Waajid ee Gobalka Bakool ee ku nool Boqolaal qoysas oo ka soo barakacay tuulooyin ka tirsan degmadaasi, waxay yihiin kuwa ka soo barakacay ayax oo beerahooda ay ka cuneen iyo abaaro kala duwan oo soo maray.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here