Dadka Barakacayaasha ah Ku nool Jowhar Oo dalbadey in la Caawiyo.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barkacaasha ku nool duleedka magalada jowhar Ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa wajahaya xalada adag oo dhanka nolasha dhibaatooyinka heystada waxa ka mid ah helida biyo nadiif ah adeegyada caafimaadka iyo Cuno.

Qaar kamid ah dadka Barakacayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa ayaa Hey’adaha iyo Dowlada ka dalbadeen in ay soo caawiyaan maadama ay wajahayaan dhibaata kala duwan oo Noloshooda la xariirta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here