Dadka baahiyaha gaarka qaba Oo Deeq Raashin ah Loogu qeybiyey Magaalada Baydhabo

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo Iyo Saraakiisha Sare Ciidamada Nabad Ilaalinta ATMIS Ayaa Saakey Gudoomsiiyey Qaar Ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka ah Raashiin loogu talagay in ay ku soomaan

Deeqdaan Raashiinka Ayaa Mushaar Kooda Ka Soo Jarey Ciidanmada Nabad Ilaalinta ATMIS ee (Sector 3)

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here