Dadka baahiyaha gaarka qaba ku nool Baydhabo oo Loo qeybiyey Deeq Raashiin ah.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 384 qoys oo ka mid ah dadka danayarta ah eek u nool magalada baydhabo ayaa waxaa maamulka degmada baydhabo Deeq raashiin ah oo ka timid Qaar kamid ah Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaliya ee ka soo jeeda degaanada Koonfurgalbeed uga qeebiyeen magalada baydhabo.

Goobta lagu qeebinaayey deeqda raashinka ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada Degmada Baydhabo Gudoomiyaha Haweenka Degmada iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here