In ka badan 400 oo naafo ah oo deeq Raashiin ah loogu qeybiyay Baydhabo.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gurmadkan la gaarsiiyey dadkii uu fatahaada saameeyey gaar ahaan kuwa qaba baahiyaha gaarka ah ayaa gargaar gaarsiiyay dad kor u dhaafaya 400 oo qoys.

Qoysaskan ayaa waxaa la gaarsiiyey Raashin sida Bariis Saliid Bur Timir kuwaas oo u baahi weyn u qabey maadama uu daadada Xafaadaha Magaalada soo galay uu saameyn ku yeeshey

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here