Dadka baahiyaha gaarka ah qaba Oo deeq lacag ah la gaarsiiyay.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan 100 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qeybiyay lacag ka timid dad muxsiniin ah oo ku nool dalka banaankiisa, waxaana lacagtaan loo soo wakiishay maamulka mu’asasada Al-Raxma ee xarunteeda Magaalada Baydhabo.

Dadka loo qeybiyay lacagtaan oo laga soo xulay dadka deegaanka iyo kuwo ku jira kaamamka Magaalada Baydhabo ayaa ugu mahadceliyay muxsiniintii soo dhiibtay lacagta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here