Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Kaamamka Magaalada Baydhabo oo deeq Gargaar ah la gaarsiiyay

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah dadka danyarta ee ku nool duleedka degmada beydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa waxaa la gaarsiiyay deeqa afurin ah Waxaana deeqdaan gaarsiiyey xildhibaan saalax shariif Siidkey oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka koonfur galbeed ee soomaaliya.

Tirada deeqadaan afurinta ah ayaa waxey aheyd Afar neef oo lo,ah taasi oo la gudoonsiiyay kaamka indhooliyaasha ee Al aamin .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here