Dadaalo Lagu Ciribtirayo Cudurada ku dhaca Xoolaha Oo ka Socda Deeganada KG

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xoolaha Soomaaliya ayaa inta badan ku dhaca Cuduro kala duwan qaarkood aysan Xoola dhaqatada aysan Aqoon u lahayn iyo awood ay iskaga daaweeyaan taasi marka damba sabab u noqotey in Xoolo badan ay kaga geeriyoodaan

Hadaba Maxay tahay waxa ay Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha KG ka qabatey Cudurada inta badan laaya Xoolaha KG waxaan Su,aashaas weydiiney Abdarahma Macalin Salaad Agaasimaha Waaxda Caafimaadka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here