Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qorshaha Dhismaha garoonka Diyaaradaha Xudur waxaa qeyb ka ah wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya, maamulada gobolka bakool iyo kan degmada xudur, golaha Deegaanka iyo Injineero.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar