Dad Muxsaniin ah oo ku nool dalka dibadiisa oo caawinaad u fidiyeen hooyo Xaliimo oo ku dhibaateysan Magaalada Baydhabo.

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Batuulo Mursal Aadan ayay aheyd qofkii Habeen iyo Maalin keligeeda indhaha ku heysay Hooyo Xaliimo Macalin Maxamuud, iyada iyo weliba Caruur ay dhashay, waxey ku noolaayeen Buush lagu sameeyay Bac iyo weliba Geedo la isku xir xiray.

Warbixintan waxa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here