Dad Ka Soo Barakacay Degmada Diinsoor Ee ku sugan Magaalada Baydhabo Oo dalbaday Gargaar iyo dib u dejin.

0
442

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah dadkii dhawaan ka soo barakacay Deegaano ka tirsan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay ayaa hada waxa ay barakac ku yihiin Kaamamka Barakacayaasha Magaalada Baydhabo, tirada qoysaskan ayaa gaareysa 155 qoys kuwaasi oo u baahan gargaar bani’aadannimo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here