Dad dan yar ah oo kitaabo Qur’aan iyo Boonooyin ay ku afuraan bisha ramadaan Loogu qeybiyay Magaalada Baydhabo.

0
302

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo bishii barakeysaneyd ee Ramadaan Maalimo naga xigaan ayaa qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool Magaalada Baydhabo oo ku dhawaad gaareya 130 qofood waxaa loo sameeyey kaarar ay bisha barakeysan ee Ramadaan inta lagu guda jira ay ugu gali doonaan Misaajidka Shariif Gacamey oo halkaasi kaga afuri doonaan, iyadoona sidoo kale ay heli doonaan dharka Maalinta ciida.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muusy Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here