Dabaaldagga Xuska Sanad Guurada 63-aad ee 26-ka June oo ka dhacay dalka

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xuska 26-ka juun ayaa sanad kasta soomaaliya laga xusaa markii gumeystihii ugu horeeyay laga xureeyay dalkeena soomaaliya islamarkaana lagu taagay Calan Soomaaliyeed guud ahaan dhulka soomaaliya.

Munaasabada meelaha ay ka dhacday waxaa ka mid aheyd Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya waxaana ka soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha golaha shacabka, kan aqalka sare, Raisul wasaare ku xigeenka dalka, gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here