Dab khasaare han-tiyadeed geystay oo ka kacay Xarunta Shirkada Isbuunyada Shaakir ee Dhuuusamareeb

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dabkan oo xalay ka kacay gudaha xarunta Shirkadda Isbuunyada Shaakir ee magaalada Dhuusamareeb ayaa dhaliyay qasaare hantiyeed sida ay sheegeen maamulka Shirkaddu, deminta Dambkan waxaa ka qayb-qaatay waaxda dab damiska Dhuusamareeb oo kaashanaysa Bulshada Caasimadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here