Dab Khasaare Geystey Oo ka kacay Xarunta Ganacsiga Fadhisame Ee Magaalada Boosaaso.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dab xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho ,dhaawac iyo burbur Hantiyadeed ayaa ka kacay Xaruun ganacsi oo lagu Magacaabo Fadhisamo Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Wararka ayaa sheegayaan in mid ka mid ah gaadiidka dab demiska ee gurmadka goobta u tegay oo farriin goostaya uu sababay dhimashada hal qof.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here