Dab geystey Khasaaro Maaliyadeed Oo ka kacay Guri ku yaala Suuqa Baydhabo.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dab xoogan oo Geystey khasaaro Maaliyideeda ayaa Ka Kacey Guri Ku Yaala Bartamaha Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Agagaarka Kawaan Weynaha Hilibka, Dabaka ayaa Markiisa Hore Wuxuu ka Bilowedey Fiilo Koranta ah oo Wadey Maaso Ka Diba Waxaa uu Ku Wada Faafey Qeybaha Kala Duwan Ee Dhamaan Guriga.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here