Dab geystey Khasaara kala duwan Oo ka kacay Suuqa Degmada Jowhar

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dabkaan ayaa Xaley Saq dhexe ka kacay Suuqa Jowhar Kaasi oo geystey qasaaro isugu jira mid Hantiyeed iyo Burbur soo gaarey suuqa oo inta badan dabku dhibaateeyey,dabka ayaan wali la xaqiijin waxa sabababey wallow la Rumeysan yahay in koronta tahay

Dabka oo mudo Socdey maadama aysan halkaasi gaaarin Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah ayaa ku kacay Bulshada qeybaheeda kala duwan ilaa markii dambe uu soo gaarey Gaadiidka Gurmadka Deg-Dega ah ugu dambeyn lagu guuleystey in la damiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here