Daawo La,aan Ka jirta Cisbitaalka Degmada Baraawe

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wararka ka soo baxaya Deegaanada iyo Degmooyinka hoos yimaada Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed ayaa sheegayaan in halkaas uu ka dilaacay Cudurka shuban biyoodka waxaana la soo warinaya in 10 Qof u dhinteen, kuwan uu soo ritay Cudurka.

Gudooomiyaha Degmada Baraawe Cumar shafaani ayaa Booqdey Cisbitaalka Degmada Baraawe isagoo guud ahaan kor meer ku sameeyay Bukaanada la jiifa Cudurka shuban biyoodka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here