Daahfurka Sanad Dugsiyeedka Cusub Ee Iskuulka Hoose, Dhexe Iyo Sare Ee Degmada Wanlaweyn Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Wanlaweyn oo ka mid ah Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Gobalka Shabeelada Hoose ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa laga dareemayay soo kabasho dhanka Waxbarashada ah, iyadoo iskuulkaasi ay ka soo baxeyaan arday aad u tira badan oo ay ka mid yihiin Ardeyda u soo baxday Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here