Daadadka Roobka Oo Go,doomiyey Xaafado Ka mid ah Baydhabo.

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)khasaaraha ka dhashay roobabkii deerta ahaa ee ka da”ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa ka mid ah bur-burka wadooyinka taasi oo si aad ah u sameyeen bulshada iyadoona wadooyinkaasi u badan yihiin kuwo aan saarneen laami.

Xaafadda Daaru-salaamn ee magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah xaafadaha qaar kamid ah wadooyinkeeda sameyeen roobabka taasi oo keyntay in shacab badan oo ku noolaa xaafaddaasi ay go’doon ay ku galaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here