Cusmaan Maxamuud oo ah Makaaniko ayaa sheegey in dhalinyaro badan shaqo u noqotey sameynta gaadiidka.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xirfadaha gacmaha kala duwan waxey fursado shaqo abuur ah u noqotey boqolaal dhalinyaro kuwaas oo nolol maalmeedkooda ka soo saarta, xirfadda sameynta gadiidka ayaa kamid midda hada dhalinyarada ay ku tilmaameen in ay tahay mid sahlan lakiin aqoon ahaan ay tahay mid caalami ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here