Culumada Dugsiga Xifdinta Qur’aanka Al-Hudda Muqdisho Oo dalbadey in dhul loo iibiyo

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Barashada Qur’aanka Kariimka ee Al Huda ee ku yaala Xaafada SOS ee Degmada Hilwaa ayaa waxaa wax lagu baraa caruurta iyo dadka waaweyn ee ku nool xaafadaasi waxaana maamulka madarasda al huda uu sheegey in aan ayiga laheyn dhulka uu hada ku yaala dugsiga.

Maamulka Madarasada Al Huda ayaa waxaa uu bulshada Soomaliyeed ka codsadey in loo iibiyo dhul banaan oo ku dhow halka ay hada ay deganyihin maadama aan caruurta haysan goob waxbarasho

Warkung waliba mig haayte Mariing Maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here