Culimo Dalbadey in Lagu Caawiyo dhul ay ka dhistaan Masjid iyo Madaraso

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah culimaaw’udiinta magalada baydhabo oo booqasho ku Tagey xaafada tawfiiq ee magalada baydhabo, Soona indha indheynaayey goobaha lagu barto qur’aanka kariimka iyo masaajiyada lagu cibaadeysta ee xaafada ayaa waxey sheegeen in ay soo arkeen masjid iyo madaraso ay si aad ah ay muhiim uga tahay buslahad xaafada ayna ku xirin yihiin bulsho fara badan ayna yihiin kuwa yar yar oo u baahan dhismo si loo weyneeyo ayna uga faa’ideystaan caruurta joogta waxbarshada iyo dadka jecel cibaadada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here