Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhameystirka Masjidka Nuurul Iimaan Magaalada Galkacyo.

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa meel fiican mareyaa dhismaha Masjidka Nuurul Imaan Ee Magaalada Gaalkacayo taasi oo mudooyinkaan dhismihiisa uu socday, iyadoona dhismaha masjidkan ay gacan weyn ka geysaneyaan dadka muxsaniinta ah ee ku nool dalka iyo dibadiisaba.

Gudiga Gacanta Ku haayo Dhismaha masjidka Nuurul Imaan ee ku yaalo Magaalada Gaalkacayo iyo Qaar ka mid ah Culi’maaudiinka soomaaliyeed ayaa Shacabka Somaaliyeed ka codsaday in laga qeyb-qaato dhameystirka masjidka kaasi oo hada mareya meel gebageba loona baahan yahay in laga qeyb qaato shubka masjidka

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here